Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjire Micheal Keating

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxayna ka wada hadleen arimaha...

Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo xarunta ku shaqo billaabay 27 sano ka dib

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku...

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo Maanta Kulan deg deg isugu imaanaya

Galinka dambe ee Maanta Golaha amaanka ee Qaramada Mdioobay ayaa kulan deg deg isugu imaanaya Magaalada New York ee dalka Mareynkanka. Kulankan ayaa waxaa looga...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holand

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa kulan soo dhaweyn ah waxaa ay u sameeyeen Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Shir ka furtay

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxman Ducaale ayaa maanta Muqdisho ka furay shir ay ka qayb galayaan Sagaal Wasaaradood iyo Xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaran. Shirkaan...

Ugu Akhris Badan