Wararka

Dowlada Mareykanka oo Cambaareysay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Bayaan ka soo baxay Aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa si weyn loogu Cambaareeyay Qaraxii musiibada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo...

Wadamada Faransiiska iyo Canada iyo Dalal kale oo looga boroordiiqayo dadkii Soomalaiyeed oo qarixii Soobe ku wxayeeloobay

Magaalooyin badan oo kamid ah dalalka Caalamka ayaa waxaa ka dhacaya boroordiiq loo sameynayo shacabkii Soomaaliyeed oo ku dhintay Qarixii ka dhacay Isgoyska Soobe...

Xisbiyada siyaasadda Koonfur Afrika oo taageero u muujiyey Soomaaliya

Xisbiyada siyaasadda dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareynayey qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gummaaday shacabka Soomaaliyeed 14-kii bishaan kaa oo...

Taallada Tour Eiffel ee Paris oo la damiyay si loogu murugoodo Qaraxii Soobe

Paris(SONNA)--Duqda Magaalada Paris, Anne Hidalgo ayaa amar ku bixisay in la demiyo taallada Tour Eiffel ee ay Paris caanka ku tahay Axadda si loogu...

kulan baroordiiq ah oo xalay lagu qabtay Magaalada Minneapolis

Muqdisho (SONNA) Kulan loogu baroordiiqayay dadkii Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay Qaraxaii 14 bishaan ka dhacay Isgoyska zoobe ee magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis...

Ugu Akhris Badan