Wararka

Wasiirka Amniga Gudaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya 

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen...

Guddoomiyaha SoDMA oo dalka Japan uga qeybgalay Shir looga hadlayay fahamka Khataha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Himeji ee dalka Japan kaga qeybgalay Shirka Madasha caalamiga ah ee fahamka khatarta Musiibada “Understanding...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlo sifeeyn ah ka sameeyay Degaanka Baraag Sheekh Caamir

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 86-aad ee guutada 77, ayaa Howlgal sifeeyn ah ka sameeyay Deeganka Baraag Shiikh Caamir, iyagoo isku furay dhulka...

Ciidanka Booliska gaarka ah ee KGS oo Howgalo ka sammeeyay qeybo kamid ah Gobalka Baay 

Ciidanka Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa howlgal lagu Baacsanaayo Khawariijta ka sameeyeen Deegano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay . Howlgalka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo...

Ugu Akhris Badan