Wararka

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigeysa baaris hordhac ah oo lagu sameeyey qaraxii Zoobe

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in caawa ay shaacin doonto Xogta rasmiga ah ee ku saabsan qaraxii Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab...

Diyaarad sidday Dawo uu soo dhiibay Maamulka Puntland oo soo gaartay Muqdisho

Iyadoo weli ay soconayaan howlaha loogu gurmanayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Isgoyska Soobe ayaa Dowlad Goboleedka Puntland waxaa uu ka qeyb qaadanayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Gurmad Qaran ee dhacdadii 14-kii October

Muqdisho, 18, October 2017-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey xarunta gurmad qaran, wuxuna halkaasi warbixino uga dhageystay...

Muqdisho oo guud ahaan maanta laga banaan baxay iyo Shabaab oo la wada nacay

Kumanaan shacabka reer Muqdisho ayaa maanta waxaa ay dhigeen banaan baxyo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyada Shabaab iyo qarixii ISgoyska Soobe oo dad...

Ra’iisul wasaare Kheyre iyo ku Xiggeenkiisa oo soo booqday Xarunta Gurmad qaran ee Magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo R/wasaare ku xiggeenka Xukuumadda, ayaa hadda soo booqday...

Ugu Akhris Badan