Wararka

Xukuumadda Pyongyang oo gantaal riddo dheer mar kale tijaabisay

Pyongyang(SONNA)  Xukuumadda Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeesay muddo laba bilood ah kadib waxaay tijaabisay gantaal ballistic ah. Sida ay sheegayaan  Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada...

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu maamusay Caleema-saarka Madaxweynaha Kenya? ( Sawirro )

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuuro Kenyaata oo...

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoowe+Sawirro

Garoowe(SONNA) Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta si weyn loogu soo...

Munsaabad loogu mahad celinayey dowladda Turkiga taageerada ay siiyaan Soomaaliya oo lagu qabtay Koofur Afrika “Sawirro”

Koofur Afrika (SONNA), Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay wadanka  Koofur Afrika iyo Jaaliyadda Soomaalida ah ee dalkaasi ku nool, ayaa munaasabad loogu mahad celinayey...

Shir looga hadlayey la dagaalanka fikirka Xagjirka ah oo Magaaladda Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Shirkaan oo  looga hadlayey ka hortaga fikirka xagjirka ah, ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoomiyey Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo...

Ugu Akhris Badan