Wararka

Guddoomiye Thaabit oo Dawooyin gaarsiiyey Xabsiga dhexe ee Xamar

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta deeq dawo ah ku wareejiyey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana...

Wasaaradda Qorsheynta oo tallaabo hor leh u qaadeysa uruurinta xogaha Qaranka.

Wasaaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa bilowdey ballaarinta Xogaha Qaranka. Maanta waxa ay ku beegan tahay maalinta xogaha Qaranka Qaaradda Africa, munaasabaddii lagu...

Qalabkii maamulka Hawada Soomaaliya oo la rakibay

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalinta berri la furi doono Xarunta lagala socon...

Tirinta codadka doorashada madaxweynaha Laaybeeriya oo socota

Warka Dunida 27.12.2017----Laaybeeriya ayaa biloowday tirinta codadka codadka maalin kadib markii ay si nabad ah uga dhacday doorashada madaxtinimada dalkaasi, xilli ay dadka rajaynayaan...

Xaflad lagu Dooranayey Gudoomiyaha Haweenka Dumar kujira Aqalka Sare oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare+ Sawirro.

Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida kuwaas kala doonaya Gudoomiye, kuxigeenkiisa koowaad iyo kuxigeenka labaad iyo Xogayaha Gudiga. Waxaa ku guuleysatay...

Ugu Akhris Badan