Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Jabuuti 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu...

Gudiga abaabulka dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo lagu wareejiyay deeqo kala duwan

Beelaha ku nool bariga gobolka Galgaduud ayaa mar kale muujiyay taageero xooggan ee ku aaddan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo beel ka mid...

Wasiirka Cadaaladda ” Xukuumaddani waa tii ugu horreysay oo Khawaarijta la dagaallantay”

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in xukuumadda hadda jirta ay si dhab ula dagaallantay khawaarijta, taas oo...

Wasiirka Isgaarsiinta “Xukuumaddu waxa ay dhawaan ku shaqeyn doontaa Xarunta Xisbiga”

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali, oo ku saabsan "Xukuumaddu waxay dhawaan toos ugu shaqeynaysaa Xarunta Xisbiga oo laqalabaynaayo,"...

Ugu Akhris Badan