Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga...
Ciidanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee ay ka wadeen Soomaaliya Siddeeddii Sana ee lasoo dhaafay, sida...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxisanimo ee 1-da bishan April ay Maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Ciidamada Uganda ee...