Wararka

Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo ka qeybgalay Barnaamijka Hindisaha Xirfadda Hal-Abuurka Sare

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay barnaamijka "Hindisaha Xirfadda Hal-Abuurka Sare (Mastery Initiative)" oo lagu qabtay magaalada...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulankoodii Toddobaadlaha ahaa

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulankoodii Toddobaadlaha ahaa Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay Xarunta Wasaaradda Beeraha dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun cusub oo weyn oo casri ah, taas oo ay...

Duqa Muqdisho “Waxaan wax ka qaban doonnaa sababaha keena dabka”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa sheegay in maamulka uu si dhab ah uga shaqeyn doono sidii wax looga...

Duqeyn Cirka ah oo lagu burburiyay Doomo Hub u Siday Khawaarijta 

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeyn cirka ah ku burburiyay doomo sida hub iyo saanad ciidan oo loo...

Ugu Akhris Badan