Wararka

Ururka 89-aad ee xoogga dalka oo qaatay tababar adag

Muqdisho (SNTV)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saareysa Dhismaha ciidammada Qalabka sida ururka 89-aad SAADKA ee ciidanka xoogga dalka waxaa  la siiyey tababar adag oo...

Daraasiin dad ah oo Kooxda Arxanka daran B.Haram dishay.

Muqdisho (sntv) Ugu yaraan 31 qof ayaa lagu dilay labo weerar oo is-miidaamin ah kaasi oo ay kooxda Boko Haram ku qaaday deegaanka waqooyi bari...

Ciidamada Haftar oo weeraray meelihii lagala wareegay ee Ras Lanuf & Al-Sidra ee keydinta saliidda Libya

Muqdisho (sntv) Ciidamada iskood isagu magacaabay kuwa Qaranka ee Libya ee loo soo gaabiyo LNA) oo daacadda u ah Jeneraalka Mucaaradka ah ee Khalifa Haftar. Ciidamada...

Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Muqdisho (SNTV)- Sanada badan ayaa Soomaaliya waxaa ka jiray in dadka laga handado (Private Number) Nambarka Qarsoon, waxaana dad badani ay ku qasabtay in...

Ugu Akhris Badan