Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Norway

Oslo(SNTV):— Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo,...

Ilhan Omar oo noqotay Musharaxa kaliya ee Xisbiga dimuqraadigu taageeray

Muqdisho (SNTV)- Ilhaan Cumar oo hora u shaacisay in ay u taagan tahay Xubinta Xildhibanimo ee Kongareeska dalka Mareykanka iyadoo mataleysa degmada 5aad ee ...

Mahad Cabdalla Cawad oo koormeeray Xarunta Golaha shacabka

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ugu horeyn koormeeray xarunta golaha shacabka oo howlo dib...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Gaaray Norway

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo...

Soomaaliya oo maxkamadda adduunka u gudbisay jawaab-celinta

Maxkamadda Calaamiga ee Garsoorka ICJ ee magaalada Hague waxaa ku sugan Ergada Ku mataleya Soomaaliya si ay u gudbiyaan jawaabta gal dacwadeedka muranka badda...

Ugu Akhris Badan