Wararka

Dowladda Hoose ee Muqdisho oo bilaabeeysa hirgelinta mashruuca soo kabashada dhismaha Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Dawladda Hoose ee Muqdisho waxay bilaabi doontaa hirgelinta Mashruuca soo Kabashada Magaalada Muqdisho Toddobaadyada soo socda. Mashruucan waxaa ka mid ahaan doona dhisida...

Guddoomiye yariisoow oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho, Cabdi Raxmaan Cumar Cusman (Enj Yariisow) ayaa Saakay oo Khamiis ah Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Turkiga...

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo sheegtay in dayactir lagu sameynayo Dekadaha dalka

Hobyo(SNTV);- Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Maryan Jaamac Aways oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in dib u dhis...

Tababar ku aadan Istaraatiijiyada Xogaha Qaranka oo lagu qabtay  Muqdisho

Wasaaradda Qorshaynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar hal cisho ah oo ku saabsanaa horumarinta Istaraatijiyadda Qaranka u qabatay xubno ka socday Wasaaradaha...

Maxkamadda Ciidamada oo xarig iyo ka saaridda liiska ciidamada isugu dartay sarkaal xigeen taliyihiisa isku dayay in uu qaarijiyo.

Muqdisho (SNTV)-Seddax Alifle Boliska Soomaaliyeed  Saciid Cumar Cusmaan ayaa loo soo qabtay in uu ka dambeeyay amar diido iyo isku day dil uu ku...

Ugu Akhris Badan