Wararka

Trump iyo Kim oo Singapore si horudhac ah ugu gaaray heshiis weji fur ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un talaadada maanta ah ku kulmay dalka Singapore. Kulanka labada nin ayaa aad loo hadal hayey,...

Spain oo aqbashay Markab tahriibayaal wada oo Talyaanigu diiday

Dawladda Spain ayaa aqbashay in Dekadeheeda uu ku soo xirto Markab wada in ka badan 600 oo Tahriibayaal ah, kaas oo shalay Talyaaniga iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay Magaalada Muqdisho Afur iyo Casho Sharaf Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah...

Trump iyo Kim Jong-un oo ku kulmay Singapore

Madaxwaynaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un iyo dhigiisa dalka Maraykanka Donald J Trump ayaa yeeshay kulan taariikhi ah oo muddo la qorshaynayey,  kaas oo xalay ka...

Taliyaha Hogaanka Howl-galinta CXD oo booqday Degaanadii Al-shabaab laga Xureeyay ee Jubbooyinka

Kismaayo(SNTV):–Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqday Deegaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xureeyay Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Saraakiisha Ciidanka...

Ugu Akhris Badan