Wararka

R/wasaaraha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya

Muqdisho (SNTV);-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xilka looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Dowladda...

Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuullo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada

Xudur(SNTV);- Maamulka Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa WadO qorshe lagu horumarinayo laguna dhisayo IskuulLo Wax barsho oo ay yeelato Degmada si ay uga...

Madaxweyne Farmaajo ka Qeyb Galaya Caleemo-saarka Madaxweyne Erdogan

Ankara, 8-da Luuliyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka...

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku casuumay wiil dhallinyaro ah

Muqdisho(SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marti qaad u fidiyey wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Maraykanka, kaas oo...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed...

Ugu Akhris Badan