Wararka

Howlaha gar-gaarka Soomaaliya oo awood loo siinayo Hay’adaha Maxaliga ah

Muqdisho(SNTV) Shirkan oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta qaar kamid ah wasaaradaha heer Federaal  iyo heer dowlad goboleed,hay”do caalami ah iyo kuwo Maxali ah ayaa diiradda...

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo sheegay in uu xirmay Kalfadhigiii Seddexaad ee Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV), Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka ku wargeliyay in kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha

Beijing(SNTV):– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha, waxaana...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qabatay Madal ku saabsan Heshiisyadii Baydhabo

Muqdisho  (SNTV), Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su’aalaha ku...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida oo kormeer qiimeyn ah ku sameeyey Qaar kamid ah Xeryaha Ciidanka Xoogga

Muqdisho (SNTV), Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda federaalka Soomaaliyeed, mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) , taliyeyaasha ciidanka qalabka sida, xoghayaha guddiga difaaca golaha shacabka iyo...

Ugu Akhris Badan