Wararka

Ra’isul wasaare Kheyre oo gaaray Khartoum

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Khartoum si ay uga qeyb galaan shirka IGAD...

Ciidanka Amniga oo toogasho ku dilay kooxo Baabuurta dadka ka dhex disha

Ciidammada amniga oo magaalada Muqdisho ku toogtey kooxo hubeysan oo Baabuurta ka dhex dad aan waxba galabsan kaddib markii ay ciidanku kula kulmeen mid...

Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay Wasiiro cusub

Axad, 25, August, 2018, Muqdisho (SNTV) Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisulwasaaraha JFS ayaa lagu magacaabay wasiirro cusub kuwaasi oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada...

Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirto xal u helidda Suudaanta Koonfureed

Muqdisho (SNTV)- Wafdigan uu hoggaaminayo ra'isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan, iyadoo mas’uuliyiin  ku...

Duqa Muqdisho oo ciidamada amniga ku ammaanay kaalintooda shaqo

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan isku dhafka ciidammada ammaanka Caasimadda,...

Ugu Akhris Badan