Wararka

Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay Xeerka Xayiraadda Lacagaha

Muqdisho(SNTV);- Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo...

Guddiga la socodka dib u eegista dastuurka oo warbixin siiyay Aqalka Sare

Muqdisho(SNTV);- Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa Kullan ay maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha waxay warbixin kaga dhageysteen Guddiga la socodka Dib u...

Dowladda Soomaaliya oo u gurmatay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii argagixisada, kuna baaqday in loo Midoobo ciribtirka Al-Shabaab

Muqdisho(SNTV);- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Aadan Isaaq oo shir jiraa’id qabtay ayaa faah-faahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay weerar naftii...

Madaxda dalka oo ka qeyb galay aaska Maamadii dhashay guddoomiyaha Baarlamaanka

Muqdisho (SNTV)- Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka tirsan golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay aas qaran oo maanta magaalada Baydhabo loogu...

Al-shabaab oo weeraray Masjid iyo Dugsi Qur’aan

Al-shabaab sida caadada u aheyd waxa ay degmada Howl-wadaag ka geysteen weerar ay u adeegsadeen gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey, waxa uu weerarka...

Ugu Akhris Badan