Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS “Soomaaliya waxay ka shaqaynaysaa in la dhameeyo Colaadda Jabuuti iyo Eritrea”

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daahir Maxamuud Geelee oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka seddax geesood ah...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Sharciga Doorashooyinka 2020 iyo Dib-u-habaynta Nidaamka Maaliyadda

Muqdisho, September 06, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020-ka,...

Wasiiru dawlaha cusub ee Madaxtooyadda Soomaaliya oo si rasmi ah Xilka ula wareegay

Muqdisho (SNTV), Wasiir dawlaha Madaxtooyada Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi oo dhowaan loo magacabay Xilkaasi, ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Muqdisho tababar ugu soo xiray Saraakiil ka yimid Puntland

Muqdisho (SNTV), Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta tababar usoo xiray saraakiil ka tirsan Booliska, kuwaasi oo ka kala yimid...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka

Muqdisho (SNTV), Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka, waxaana ay...

Ugu Akhris Badan