Wararka

Deegaano ka tirsan Shabeelooyinka oo lagala wareegay Al-shabaab

Hawlgal qorshaysan oo ay ciidanka Komandostu ka fuliyeen deegaano hoos taga degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayay kula wareegeen deegaanada Basra iyo Baqdaadi. Hawlgalkaas ayaa lagu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib-u-dhisaya Masjidkii iyo Dugsi Quraankii Alshabaab qarxiyeen

Muqdisho(SNTV);–  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay Masaajidkii iyo Dugsi Quraanka Degmada Hawlwadaag ee dhowaan...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda

Muqdisho(SONNA);- Si loogu mahadceliyo laguna dhiiri galiyo ayuu Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar Shahaandooyin abaal...

Kullan looga hadlayay soo bandhigida Xogta Dowladda iyo sidii la isugu xiri lahaa oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Kulan Wasaaraddeedkaan sare oo ah barnaamij isku xira hey’adaha dowladda, gaar ahaan Wasaaradaha oo qeyb ka ah daah-furnaanta dowladda waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika oo ka hadlay dhaca iyo boobka lagu hayo Soomaalida.

Koonfur Afrika(SNTV);- Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur afrika laga barakiciyay...

Ugu Akhris Badan