Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo lagu soo dhaweeyay Dalka Jordan

Amman (SNTV):- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah...

Madaxda dalka oo ka qeyb galay aas loo sameeyay shuhadadii shalay

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaaza ah iyo aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Taliyihii iyo abaan duulihii...

Bahda Garsoorka Ciidanka oo tacsi u diray Shuhadadii ku baxday gacanta Arga-gixisada…

Muqdisho (SNTV)- Allaha u naxariistee Janaraal, Cumar Aaden Dhubbad, (Cumar dheere) oo ahaa Taliyihii qeybta 12-ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, Abaandulahii qeybtaas...

Ciidanka ammaanka Soomaaliya oo Gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka nabad-sugidda iyo sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed NISA, ayaa Gacanta kusoo dhigay Laba xubnood oo ka tirsan Kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab, ka dib howl-gallo qorsheysan...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulamo la qaatay Madaxda maamulka Jubbaland+Sawirro

Kismaayo-(SNTV)-Guddoomiya Aqalka sare ee Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi, oo shalay gaaray Magaalada Kismaayo ayaa Xalay kulamo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed...

Ugu Akhris Badan