Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo faah faahiyey Wajiga Sadexaad ee Shuruudaha Deyn Cafinta Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Shirka Jaraa’id ee billaha ah ee wasiirk Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uu xafiiskiisa ugu qabtay warbaahinta, waxa uu ku...

Toban Diblomaasi Soomaali ah oo tababar Diblomaasiyadeed uga furmay Magaalada Doha

Doha (SNTV) Toban Diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ku tababaranaya Machadka Diblomaasiyadda Qatar, iyadoo tababarku uu u...

10dacembar oo ku asteeysan maalinta caalamigah ee la xuso xuquuqda aadanaha

Xuska maalinta caalamigah ee xuquuqda aadanah  ayaa ah mid loogu wacyi galinayo bulshada ilaalinta  iyo dhowrista  xuquuqda aadanah iyo in la joojiyo  xadgudubayada ka...

Diblomaasiyiin ka tirsan wasaaradda  Arrimaha Dibadda soomaaliya oo tababar uga furmay dalka Qatar

Toban Diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa tababar uga furamay dalka qatar ,tababarkan  ayaa waxaa sare loogu qadayay aqoonta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David...

Ugu Akhris Badan