Wararka

Dowladda Soomaaliya oo dhaqaale siineysa qoysaski uu saameeyay Ayaxa+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal  ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada uu saameynta ka geystay...

Gobolka Banaadir oo dayactiraya xarunta dhul bixinta ee dowladda hoose+(SAWIRRO).

Maamulka gobolka Banaadir ayaa billaabay dayactir lagu sameynaayo xarunta gaadiidka iyo dhul bixinta dowladda hoose oo ay ka muuqdaan burbur xooggan oo ka soo...

(DAAWO) WARKA HABEEN EE SNTV // 17. 11. 2020.

Halkaan Hoose Ka Daawo, Warka Habeenimo ee SNTV. https://youtu.be/WCxfXpCZF-E

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo safar kormeer ah ku tagay deegaanka Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug+(SAWIRRO).

Wafdi uu hugaaminaayo wasiirka warfaafinta Galmudug  Axmed Shire Falagle oo ay qeyb-ka yihiin  guddoomiyaha gobolka mudug ,wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa safar...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay dad loo heysto dilka qoys lagu laayay Degmada Warsheekh.

Ciidamo ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyaga oo baadi...

Ugu Akhris Badan