Wararka

Wasiir Ku-Xigeenka Qorshaynta oo faray hay’adaha dalka inay muujiyaan waxqabad muuqda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa faray hay’adaha dalka ka shaqeeya inay si cad u...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay koronto-gelin loo sameeyay goobaha caafimaadka dadweynaha.

Munaasabaddan oo ah mid muhiim ah ayaa lagu daahfuray mashruuc cusub oo koronto gelin lagu sameynayo isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee ka tirsan dowladda,...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta...

Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in qiimo-dhimis lagu sameeyay kharashka Xajka...

Agaasimaha Guud ee Qorsheynta oo la qeyb-galay madasha caalamiga ah ee horumarka Busan 2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Shire, ayaa ka qeybgalay Madasha Busan ee Iskaashiga iyo Horumarka...

Ugu Akhris Badan