Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga deegaannada Galmudug ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Dhuusamareeb. Ra’iisul Wasaaraha...

Shir weynaha haweenka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Muqdisho+(SAWIRRO).

Caqabadaha ku hor gudban ka qeybgalka haweenka ee doorashooyinka soo aadan iyo muhiimadda ay leedahay in la dhowro qoonddada dumarka ee kuraasta labada aqal...

Wasiirka shaqada ee Xukuumadda Soomaaliya oo Dhuusamareeb kula kulmay mas’uuliyiin kala duwan+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Faarax oo ku sugan xarunta Dawlad-gobolleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulan wax ku ool...

Imtixaanka Garsoorayaasha Galmudug oo la daah furay+(SAWIRRO).

Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wadajir ah u daah-furay Imtixaanka Garsoorayaasha...

Wasaaradda Caafimaadka Koofur Galbeed oo agab looga hortago COVID-19 kala wareegtay AMISOM+(SAWIRRO).

Daawadaan oo ka kobneyd nuucyo kala duwan oo loogu talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee COVID-19 iyo Cuduro kale ayaa waxaa Ciidanka AMISOM...

Ugu Akhris Badan