Wararka

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad+(SAWIRRO).

Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM  oo u...

Militriga Ethiopia oo loo geeyay gobolka rabshadaha ka socdaan ee Benishangul-Gumuz.

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa khamiistan maanta ah sheegay in ciidanka dowladda la geeyay gobolka galbeedka dalka ee Benishangul-Gumuz, maalin ka dib markii...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la...

Fanaankii qaranka Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday dalka Jarmalka oo maalmahan uu ku xanuunsanayay

Waxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka Maxamed Aweys Muudeey oo si...

Rayid badan oo lagu dilay galbeedka dalka Itoobiya

Ku dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ayaa lagu laayay dad...

Ugu Akhris Badan