Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan dalka u jihaynay Doorasho”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dooni ku burburtay xeebaha liibiya oo dad ay ku dhinteen+(SAWIRRO).

Wararka ka imaanayo Dalka Liibiya ayaa sheegayo in Gabar yar oo jirta lix bil ay ka mid ahayd 74 qof ee ku dhintay doon...

DAAWO:-Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha+(SAWIRRO)+(MUUQAAL).

Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa. ...

Hay’adda IOM oo sheegtay in 74 muhaajiriin ah ay ku dhinteen badda Libya.

Heyada socdaalka Qaramada Midoobe ee IOM ayaa sheegtay 74 muhaajiriin ah ay dhinteen kadib markii doon siday ay ku burburtay xeebaha magaalada Khums ee...

Wasiirka Haweenka oo Baydhabo Ku Qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda+(SAWIRRO).

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim Xaabsade, ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgashay shir qeyb ka ah kulamo...

Ugu Akhris Badan