Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan diirada lagu saarayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay xireen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa uu...

Wasiirdda wasaaradaha Caddaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo kormeeray dhismaha labada wasaaradood+(SAWIRRO).

Wasiiradda wasaaradaha caddaaladda iyo awqaaf iyo arrimaha diinta ayaa maanta kormeeray xaruumaha wasaaradahaan oo muddooyinkii danbo ka socday dib u dayac tir lagu sameynayay. Wasaaradahaan...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland oo guddigii Arrimaha Sicirka Sarifka ku raacay go’aano ay soo saareen.

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku raacay in uu dhaqan galo Talooyinkii ay soo jeediyeen guddigii Arrimaha Sicirka Sarifka ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howl-galo ka dhan ah Al-shabaab kawada Jubbada Hoose.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen degaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka oo si gaar...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la kulmay Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xudur+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen oo Wado Dhagaysiga Cabashooyinka ayaa la kulmay Maamulada degmooyinka Gobolka Bakool iyo kan...

Ugu Akhris Badan