Wararka

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray degmada Berdaale+(SAWIRRO).

Wafdi ka kooban Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta halkaasi...

Shirka madaxda Dowladda Federaalka ah iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo maanta ka furmayo Magaalada Samareeb.

Magaalada Samareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada. Shirka...

Ciidanka PSF-ta Puntland oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab & Daacish fuliyay+(SAWIRRO).

Ciidamada  PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Dolqooxle ee Buuraha Cali Madow oo hoostaga tuulada Afurur ee gobolka Bari. Howlgalka oo dhacay isniintii shalay...

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey kulan Hordhac u ah shirka Wadatashiga SAMAREEB+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku...

Qaban-qaabada iyo diyaargarowga shirka wadatashiga DF iyo M/goboleeyada oo laga dareemayo Samareeb.

Magaalada Samareeb ee xarunta maamulka Galmuug waxaa ka socanaya Qabanqaabada iyo diyaargarowga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Amniga magaalada ayaa si aad ah...

Ugu Akhris Badan