Wararka

Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya

Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...

Galmudug oo Amartay in loo gurmado dadkii ka barakacay Guriceel

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee Galmudug oo maanta...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dalka oo yeeshay kulan looga hadlyay Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS

Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas’uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay’adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa...

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XFS oo gargaar deg deg ah u dirtay Guriceel

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmahii lasoo dhaafay...

Howl galkii ka socday Guriceel oo la soo afjaray

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay gacan ku haynta goobihii ay maalmahan ka dagaallamayeen maleeshiyaadka Kooxda Ahlu sunna ee degmada...

Ugu Akhris Badan