Wararka

Dad badan oo lagu dilay magaalada Buffalo ee Gobolka New York

Nin ku hubaysan qori ayaa Axada maanta ah xabbad ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka...

Doorashada xilka Madaxweynaha Somalia oo Maanta dhaceysa iyo Bandow xalay ka dhaqan galay Muqdisho.

Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ee Maanta ah in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo caawa ka dhacay Magalaada Kismaayo.

Taliye kuxigeenkii Gutada 11 qaybta 43 xaad ee cidanka xoogga dalka ismaaciil sheikh isaaq ayaa u geriyooday dhawac ka soo gaaray Qarax miino oo...

Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga.

Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am. Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho kawada kulamo looga hadlaayo doorashada dalka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Muqdisho ka wado kulamada uu la qaadanayo Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya . Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan