Wararka

Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay duleedka Magalaada Qardho .

Inta la xaqiijiyey Laba Dhalinyaro ah oo lagu kala Magacaabi jiray Axmed Maxamed Ciise iyo Axmed Cabdinuur (Jii) ayaa ku geeriyooday shilgaari oo saaka...

Diyaaradihii imaan jiray garoonka Aadan Cade oo maanta hakad ku jira iyo sababta oo la shaaciyey.

Mareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyey  dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho maanta oo axad ah kadib markii...

Saraakiil katirsan ahlusunna oo xalay isku dhiibay ciidamada dowladda iyo kuwa galmudug.

Gudoomiyaha Degmadda Guriceel ee maamulka galmudug  Faarax Fataate ayaa Warbaahinta Radio Muqdisho u xaqiijiyay in Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna oo wata Gaadiid dagaal ay ...

Ciidanka Ukraine oo weerar celis ka bilaabay goobaha qaarkood.

Ciidamada Ukraine ayaa Sabtidii shalay  bilaabay weerar celis, meel u dhow magaalada ay ciidanka Ruushku haystaan ee Izium ee Woqooyibari Ukraine, sida laga soo...

Dad badan oo lagu dilay magaalada Buffalo ee Gobolka New York

Nin ku hubaysan qori ayaa Axada maanta ah xabbad ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka...

Ugu Akhris Badan