Wararka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qabatay kulan looga hadlayay ansixinta sharciga Xanaanada Xoolaha+(SAWIRRO).

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukumada Federaalka Soomaaliya ayaa  Muqdisho ku qabatay kulan looga doodayey ansixinta sharciyada Xanaanada Xoolaha. Qodobada ku darista ama ka...

Xidigaha Xulka Galmudug oo afka ciidda u daray dhigooda Hirshabeelle.

Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Koonfur...

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo tababar u soo xiray howl wadeenno kala duwan+(SAWIRRO).

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan socday muddo labo cisho ah oo magaalada Dhuusamareeb ay kaga...

Wasaaradda Howlaha Guud oo kulan latashi ah oo ku aadan sharciga dhulka la yeelatay Golaha deegaanka Xudur+(SAWIRRO).

Wasaaradda Howlaha Guud ee Koonfur galbeed ayaa magaalada Xuddur ku daah furtay kulan latashi Dadweyne oo ku aadan sharciga dhulka oo ay Wasaaraddu horey...

100 Muwadiniin Soomaali ah oo dalka dib loogu soo celiyay+(SAWIRRO).

Boqol dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xanibnaa dalka Libiya ayaa lagu guuleystay in dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay, waxaana howshan is ka kaashaday dowladda...

Ugu Akhris Badan