Wararka

UK oo si rasmi ah uga baxday midowga Yurub sanadkan curtay ee 2021

Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday...

Ciidanka Itoobiya oo helay 13 gantaal lagu qariyay qeybo ka mid ah magaalada Mekelle.

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo leeyahay oo ku yaala magaalada Mekelle ee...

Wasiirka Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda+(SAWIRRO)

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali ayaa sheegay in Wasaaraddu ay kaalin weyn ka geysatay in kutubo...

Maxamed Ibraahim Macallimuu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Maxamed Ibraahim...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta hay’adda bisha cas+(SAWIRRO).

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta caafimadka bisha-cas xafiiskeeda Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareb. Kormeerka Madaxweyne ku-xigeenka...

Ugu Akhris Badan