Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo maanta safiirka mareekanka kala hadlay sida ay gacan uga geysan karaan...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaliya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan...

Dowladda Soomaaliya oo maanta deeq raashin ah ku wareejisey guddiga gurmadka abaaraha ee maamulka hirshabeelle.

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka XFS  ayaa maanta  deeq raashin ah ku wareeyjisey guddiga gurmadka abaaraha ee Maamulka Hirshabeelle. Deeqdaan oo  ka timid dowladda Imaaraadka...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo kulan la qaatay Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Oo socdaal ku jooga KGS  ayaa maanta kulan Isxog-waraysi ah la qaatay Dhalinyarada iyo Haweenka Ku...

SAWIRRO:Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo maanta Booqday Kaamamka ay ku jiraan Dadka ay Abaartu Samaysay ee ku nool Magaalada Baydhabo .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud iyo  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Booqday Kaamamka ay...

Ugu Akhris Badan