Wararka

Ergeyga gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha gurmadka Abaaraha oo la kulmay xubno sar sare oo katirsan Dowladda UK

Muqdisho,LUULYO, 12, 2022:-Ergayga gaarka ah Ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka Abaaraha ayaa maanta la kulmay Xubno oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer oo ah...

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta la kulmay safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku tagtay Jubaland

Muqdisho-12,7,2022:Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku timid...

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA ERETERIYA OO HESHIIS IS-AFGARAD KALA SAXIIXDAY

Muqdisho, Luulyo 12, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya...

Magaalada Cadaado waxaa maanta ka socta Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmadaas yeelaneyso

Muqdisho-12,7,2022:Waxaa maanta magaalada Cadaado ka socda Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Cadaado Taas oo ay soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo...

Madaxweynaha JFS Hassan Sheikh Maxamuud oo maanta muqdisho dib ugu soo laabanaya kadib Booqasho uu ku tagay Magaalada Asmara

Muqdisho-12,7,2022:Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan  Sheekh Maxamuud ayaa soo gabangabeeyay booqasho rasmi ah oo mudo afar maalmood qaadatay oo uu ku joogay dalka...

Ugu Akhris Badan