Wararka

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JAMHUURIYADDA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KULAN YEESHAY

Muqdisho,Luulyo 17, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo...

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Muqdisho-17-7-2022:Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur doob oo inta...

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhigaas

Muqdisho,17July 2022: Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore...

Madaxweynaha Jamuuriyada Jabouti oo Billad Sharafta ugu sarraysa dalkaasi guddoonsiiyey Xalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud .

Muqdisho-Luulyo 17 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo...

Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud oo maanta gaaray dalka Jabuuti

MUQDISHO, Luulyo 16. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan...

Ugu Akhris Badan