Wararka

Xildhibaano katirsan BFS oo maanta gaaray deegaanka Hees oo kamid ah deegaandii dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka Al-shabaab

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraale Raaxeeye oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray deegaanka Hees...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyey shir looga hadlayey amniga iyo arimaha Garsoorka

Madaxweynaha Dowladd goboledka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka guddi hoosaadyada Golaha Wasiiradda ee Tiirarka Siyaasadda loo dhanyahay, Amniga iyo Cadaaladda. Kulankaan...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo saraakisha amniga kala hadlay adkeynta amniga Maamulkaas

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey Shir deg deg ah oo ay isagu imaadeen Saraakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre oo maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha iyo wasiirka cusub ee wasaaradaas

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u...

[DAAWO+SAWIRO]Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo maanta si rasmi ah xilkiisa ugala wareegay

Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abuukar Duube...

Ugu Akhris Badan