Wararka

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BFS oo loo doortay Xubin kamid ah guddiga fulinta ee ururka Xoghayeyaasha Afrika

Shirkii xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannadda Afrika oo ka dhacay intii u dhexeysay  29 - 31 Ogoosto ee  xarunta Baarlamaanka Afrika ee magalada Johannesburg ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay Guddoonka Jaaliyada iyo Ganacsatada Magaalada Johannesburg ee dalka south Africa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo Gudoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed  ee...

Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka XFS oo Muqdisho kula kulmay xildhibaano iyo dhalinyaro aqoonyahan ah. (SAWIRO).

Kulankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa isugu jiray bogaadin iyo kala warqaadasho dhex maray wasiir kuxigeenka wasaaradda Caafimaadka XFS Hon Dr Mohamed Hassan...

Madaxweyne Xasan sheekh oo si kulul uga hadlay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen muwaaddiniin Soomaaliyeed

Muqdisho, 03, 9,2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku...

Ugu Akhris Badan