Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan ku saabsan xoojinta doorka ay Dhallinyarada ku lee yihiin ka qeyb qaadashada Nabadda iyo la dagaalanka Xagjirnimada la qaatay...

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS...

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka oo saakay kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saakay kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara...

Ciidamada Dawladda iyo Kuwa xoraynta Shacabka ee deegaano ka tirsan gobalka Galguduud kala wareeegay khawaarijta Alshabaab

Ciidamada Dawladda iyo Kuwa xoraynta Shacabka ee deegaano ka tirsan gobalka Galguduud kala wareeegay khawaarijta Alshabaab. Hawlgal balaaran oo saaka alaseey ka bilawday deegaano ku...

In kudhaw Boqol qof oo ku geeriyootay Dagaal beeleed ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Ku dhawaad 80 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.   Dagaal beeleedka gobolk Mai-Ndombe ku dhex maray beelaha...

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale...

Ugu Akhris Badan