Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay guddi ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi oo taakuleyn gaarsiiya deegaannada laga xureeyay Argagixisada Shabaab

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka  Hirshabelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa  magacaabay guddi ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi oo taakuleyn gaarsiiya deegaannada laga xureeyay Argagixisada...

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan  oo gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka Hiiraan

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan isla markaana ay ku jiraan odoyaal dhaqan iyo saraakiil ciidan ayaa maanta  gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka...

Dowladda Soomaaliya oo maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab. Ayada oo la fulinayo...

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka qeyb Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada 77-aad ee Golaha loo...

Ciidanka Xooga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka oo Maanta argagixisada kala wareegey deegaano katirsan gobolka Baay

Wararka aan maanta ka heleyno degaanka 20-jirow ee gobolka Bay waxay sheegayaan in laga xoreeyey argagixisada Al-Shabaab, kadib markii waaberigii hore ee saakay ay...

Ugu Akhris Badan