Wararka

RW Xamse oo ka tacsiyeeyay Geerida Shahiid Nabadoon Cilmi Xagar.

AUN waxaa Saaka Dagaal ka Dhacay Deegaanka Qoxle ku Geeriyooday Nabadoon Cilmi Xagar Guure oo ka Mid ahaa Hoggaanka Dhaganka Hiiraan isla markaan Hormuud...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo Kala Saxiixday Heshiis Dhaqaale.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u...

Shirka caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Hawadda Adduunka ICAO oo ka furmay Montreal. (SAWIRO).

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ee Dawladda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay furitaanka shir...

Madaxweynaha Qaranka Oo Booqasho Rasmi ah Oga bilaabatay Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...

Wafdi uu Hoggaaminaayo Xildhibaan Mocalimow Oo Gaaaray Buuloburte (SAWIRO).

Wafdi balaaran uu hoggaaminaayay xildhibaan maxamed ibrahim mocalimow qeybna ay ka ahayen saraakiil ciidan iyo  xildhibano katirsan dowlad gobaledka hirshabeele ayaa  gaaray dagmada Buuloburte...

Ugu Akhris Badan