Wararka

Aqoon Isweydaarsi ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda, Guddiyadda Shaqaalaha heer...

Aqoon Isweydaarsigaa oo ay ka soo qeyb gashey Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dowladda, Guddiyadda Shaqaalaha...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay Agaasimaha ILO ee Geeska Afrika

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay Agaasimaha ILO ee Geeska Afrik Muqdisho , October, 2, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo maanta Xafiiska ku qaabiley wafdi ka socdey World Bank iyo Global Financing Facility (GFF)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo maanta Xafiiska ku qaabiley wafdi ka socdey World Bank iyo Global Financing Facility...

Boqortooda Ingiriiska oo sheegtay in ay taageerayso dadka ku wax yeeloobay Abaarta Dalka ka jirta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster. Danjiraha...

Nairobi waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Hay,adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka

Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha,adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka, Shirka ayaa waxaa lagu lafa-guray heerka...

Ugu Akhris Badan