Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda...

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo magaaladda Baledweyne gaarsiisay gargaar deg deg ah

Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa magaaladda Baledweyne kasoo qaaday qaar ka mid ah dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxyadii khawaarijta ay ka geysteen magaaladaas.        

Ciidamada Qaranka oo la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool

Ciidanka xoogga dalka ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool oo kooxaha Khawaarijta ah...

??????? ?????? ?? ?? ???????? ???????? ?? ????? ????????? ?? ?????? H??’????? ????????? ????????? ?? ?? ?????????? ????? ??

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada London kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka...

Guluf ka dhan ah Al-SHabaab oo maanta ka socda gobolka Shabeellada Dhexe

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Ciidamo aad u farabadan oo kamid ah Millateriga Soomaaliya, kuwaas oo gaaray degaano katirsan Gobolka...

Ugu Akhris Badan