Wararka Caalamka

Rabshado ka dhacay Garoonka diyaaradaha Kabul oo sababay dhimasho

Rabshado ka dhacay garoonka diyaaradaha caasimadda dalka Afgaanistaan ayaa waxa ku dhintay toddoba qof sida ay xaqiijisay wasaaradda difaaca Ingiriiska, Afayeen u hadlay wasaaradda...

Uganda oo Maanta qaabishay Qaxootigii ugu horreeyay ee Reer Afghanistan ah

Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145 qof oo ka mid ah qaxootiga laga soo daadgureynayo dalka Afghanistan,...

Saraakiil ciidan oo ka socda Sudan iyo Ethiopia oo ka wada hadlay amaanka xuduuda labada dal.

Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka xuduuda labada dal iyo...

Ciidanka Itoobiya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub farabadan.

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray waqooyiga Itoobiya. Hubkaan ayaa...

Uk oo noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19.

UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka  cudurka safmarka  ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay in talaalka la...

Ugu Akhris Badan