Garsoorka

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku riday Shabaab lagu qabtay dagaal

Muqdisho (SNTV)- Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle oo magiciisa afgarashadu yahay Xamza ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada  Alshabaab gaar ahaan in uu kamid ahaa...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Horjoogayaal iyo Wariye Alshabaab ah

Muqdisho (SNTV)- Cabbduqaadir Suufi Muunye  & Saciid Cumar Cabbdullaahi  ayaa loo  heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay ahaayeen u qaabilsanayaaal xagga maamulka iyo...

Madixii Baxnaaninta Bukaanada Alshabaab oo la Xukumay

Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu  kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku riday Askari dilay Haweeney Ganacsata aheyd

Dable Xogga Dalka Cabdullaahi Cali Cumar ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Dhibaay Maleele Maxamed oo ganacsata aheyd, dilkaas oo ka dhacay degmada Wallaweyn ee...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay askar xabado ku furtay Bajaaj

Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed ayaa loo heystaa in ay si bareer ah  ugu fureen rasaas laba gabdhood oo wada saarnaa Bajaaj ...

Ugu Akhris Badan