Benaadir

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame,iyagoo goobo hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab . Ciidamada...

Hirshabeelle oo Hay’adaha samafalka ku amartay iney is diiwaan-geliyaan.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle in ay iska soo...

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Maaliyadda XFS oo saxiixay mashruuc lagu dhisayo waddooyinka magaalooyinka.

Wasiirka Maaliyadda XFS, wasiirka howlaha guud     iyo     Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah u wada saxiixay heshiis...

Bulshada Galmudug oo taageeray doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Shacabka Magaalada Galkacyo ayaa taageeray doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalintii shalay ka dhacday magaalada dhuusamareeb. Qaar ka mid ah Bulshada oo Maanta...

Dr; Gacal oo ku guuleystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Waxaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay tartanka doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka maamul Goboleedka Galmudug oo uu ku guuleystay Dr; Maxamed Nuur Gacal Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa murashixii...

Ugu Akhris Badan