Benaadir

Duqa Muqdisho oo ciidamada amniga ku ammaanay kaalintooda shaqo

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan isku dhafka ciidammada ammaanka Caasimadda,...

Ciidamada Amniga oo soo qabtay Sarkaal ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Howlgal ay ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ka sameyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku soo qabteen sarkaal...

Hub iyo Shaqsiyaad lala xiriirinayo Al-shabaab oo la soo bandhigay

Muqdisho (SNTV) Howlgalkaan ayaa lagu soo qabatay shan bambaano, labo bistoolad iyo dukumiinti  ay soo qoreen kooxda Al-shabaab iyo 6-ruux oo midi ay haween tahay,...

Barnaamijka Kulanka todobaadka (Daawo)

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijk kulanka Todobaadka, waa todobaadle kamid ah barnaamijyada ka baxa Telefeshinka Qaranka iyo Radio Muqdisho, waxaa diiradda lagu saaraya arrimaha jaamacadda Umadda,...

Jaamacadaha gobalka Benaadir iyo Maamulka Gobalka oo wada shaqeynayo

Muqdisho (SNTV)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Jamacadaha Ka Howl Gala Gobolka Banaadir Kulankaan ayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...

Ugu Akhris Badan