Benaadir

Howlo Nadiifin iyo Laami Dhaqis ah oo ka bilowday Muqdisho

Muqdisho  (SNTV) Shirkadda Nadaafadda Gobalka Banaadir ee ECCO ayaa xalay Magaalada Muqdisho ka fulisay Barnaamij cusub oo Nadiifin ah kaasoo lagu soo saarayo Quruxda Caasimadda...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Shabakad Ku Howlaneed Daabicista Lacag Faalso Ah

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amaanka ayaa Khamiistii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/10/2018 garoonka Muqdisho ku qabtay shakhsi doonayay in halkaasi kala dhoofo lacag...

Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo la horgeeyay hindise sharciyeedka Ganacsiga

Jowhar (SNTV);- Shirka Golaha WWasiirada Maamulka Hirshabelle oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray fariisimo ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin duleedka Kismaayo

Muqdisho (SNTV);- Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray Fariisimo ay leeyihiin...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta saxiixay buugga diiwaangelinta Tacsida  Madaxweynihii hore ee dalkaasi General...

Ugu Akhris Badan