Benaadir

Ra’iisul Wasaare Khayre oo heshiisiiyay Bulshooyinka ku dhaqan Huurshe iyo Xeraale

Bulshooyinka kasoo kala jeeda degaannada Xeraale iyo Huurshe oo ka wada tirsan Gobolka Galgaduud ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday Xalay Magaalada Dhuusamareeb ee...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo ka dhacday xarunta aqalka D/Hoose,...

Wasaarada Amniga Hirshabeelle oo Sheegtay in la diyaariyey ciidamadii ka howlgali lahaa degmooyinka cadowga laga xoreeynayo

Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo  gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee Dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray Xafiisyada Dowladda Hoose

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeeray Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Mashruuc lagu dhiirigelinaayo dalagga Bariiska oo ka socda Jowhar

Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa wada dadaal macno leh oo ganacsatada iyo bulshada lagu baraarujinaayo in ay ka qeybgalaan dhiigigelinta nuucyada kala duwan...

Ugu Akhris Badan