Galmudug

Kheyre oo kala hadlay Ergada Galmudg danta guud

 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furay shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ay ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab Iyo Nabad-sugiddu Ay Uga Sugan yihiin Dhuusamareeb

Khamiis, September 05, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo heshiisiiyay Bulshooyinka ku dhaqan Huurshe iyo Xeraale

Bulshooyinka kasoo kala jeeda degaannada Xeraale iyo Huurshe oo ka wada tirsan Gobolka Galgaduud ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday Xalay Magaalada Dhuusamareeb ee...

Xukuumadda oo Ciidamada loo tababarayo Galmudug Ku Boorrisay In cadawga ay ku qabtaan gacan bir ah

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo  socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga socdo...

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary...

Ugu Akhris Badan